#Business #Tech news

Sidee u samayn kartaa Pasive Income ?

Kama hadli doono sida loo qabto shaqo balse waxaan ka hadli doonaa shaqooyin kaa caawin kara inaad hesho isku filnaasho shaqo

markaan sidaa ku leeyahay maaha shaqooyin aad qaban doonto si maalin le ah balse waa shaqooyin u baahan inaad hal mar qabato kadib aad ka tagto kadib si bile ah, usbuucle ah amaba sanadle ah aad uga heli kartid dhaqaale joogta ah

Shaqooyinka Laga sameeyo Pasive Income ?

  1. Invest In Stock or ETFs

Inaad Maalgashato Stock ama Exchange Trade waa wado aad u wayn oo aad ku samayn kartid passive income ama aad Gadatid ETFs

2. Rent Out Properties

Hadaad haysid Hanti aad leedahay hanti gaara sida guryo,dhul ama Warehouse waxaad ka samayn kartaa lacagta loo yaqaan pasive income waxaad samayn intaad kiraysid ayay bil walba lacag kaaga soo dhici si hawl yar taas waxaa loo yaqaan pasive income

Sidee u samayn kartaa Pasive Income ?

Sidee u samayn kartaa Pasive Income ?

Sidee u samayn kartaa Pasive Income ?

Isbadalada Dhaqaalaha Dunida ee Casrigan