Fursadaha Mar La araga ah ee Internet-ka
Bilaha August illaa September waa bilaha ugu wanaagsan ee aad heli doonto Entry fiican maadaama suuqa crypto aad hoos ugu dhaco Ogow dadka jeebka yar markasta inay raadiyaan xili ay lacagtooda yar ku maal gashadaan coins ay lacag kasameeyaan marka ay coin-kaasu kor u kaco hadaba sida wada aragtaan hada bisha august ilaa bilawga September […]