#Business #Tech news

Fursadaha Mar La araga ah ee Internet-ka

Bilaha August illaa September waa bilaha ugu wanaagsan ee aad heli doonto Entry fiican maadaama suuqa crypto aad hoos ugu dhaco

Ogow dadka jeebka yar markasta inay raadiyaan xili ay lacagtooda yar ku maal gashadaan coins ay lacag kasameeyaan marka ay coin-kaasu kor u kaco hadaba sida wada aragtaan hada bisha august ilaa bilawga September dhamaan suuqu wuxu kujiraa discount ama hoos buu u socdaa sababaha keena waxa inta badan loo tiiriyaa dadkii bilawgiisanadka ka macaashay in ay lacaga hooda kala baxayaan coins kan iyo in xiliga summer ka dadku dalxiisaan badi oo suuqu yahay mid faaruqa

fursadaha ugu badan ee suuqan waa bilahan August – September si aad hadhaw marka sixirka suuqu kor u kaco aad isaga iibisid coins kii aad maalgashatay

waxaad maanka ku haysaa Crypto in qaabab badan looga shaqaysto ooo kala ah :-

in aad coin Hoose lacag yar ku iibsatid Kadib marka uu kor u kaco meel fiican gaadho aad iska sii iibisit waana nooca loo yaqaano Trading aadku ganacsanaysid waana joogto
In aad Crypto Maal gashatid investment mudo dheer coin baad lacag gashanaysaa waad iska xidhaysaa Waxaad eegi doontaa coin kaasi mudo dheer kadib marka aad ogaatid in suuqa aad u kacay oo lacag fiican gaadhay
nooca saddexaad waa nooc loo yaqaan Mining /qodasho waxaad qodanaysaa coin sida Bitcoin tan waxa ay ubaahantahay capacity wayn mana aha wax qof qodan karo waxaa sameeya shirkadaha waawayn iyo dad awood u leh
fursadaha crypto markasta waa fursad taagan cid kaa hor istaagaysaana ma jirto wixii xalaal ah ee aad kasbanaysid aduunku hada waxa uu usii guurayaa xaga digital ka taas si lamida lacagaha fiet waa ay sii dabar go,ayaan o waxa suuq yada qabsan doonta lacagaha digital ah

Fursadaha Mar La araga ah ee Internet-ka

Isbadalada Dhaqaalaha Dunida ee Casrigan

Fursadaha Mar La araga ah ee Internet-ka

Fursadaha Mar La araga ah ee Internet-ka